Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web


shekoyin jaceyl
  sheeko jaceyl | heeso | aaraahda aqristaha | La talinta | home | cilmi iyo hodan | Nabsi iyo soo noqosho  

                 waa idin salamay dhamaan aqristayaasha sharafta leh

                         kusoo dhawaada webka la talinta lamaanayaasha is jecel

    


      hadii  aan ka faaloodo webka inyar

   markii hore wuxuu ahaan jiray qeebo badan lakin markii aay aqris tayaal badan naga soo codsadeen in aan webka wax yaabo badan laga badlo ayaan anagana ka dhignay in webku ku koobnaado la talita lamaanayaasha dhibateysan iyo sheekooyinka jaceylka ka hadla qaasatan kuwa ka hadla kala taga iyo dhibaateyta lamaanayaasha is jecel iyo kuwo  kale oo badan marka aqristayaal hadii aad dhibaato kaasoo gaarto ama kala tagtaan ruux aad u jeceshahy ama aad dooneysid in talo lagaa siiyo jaceylkaaga fadlan gacmo furan kusoo dhaawaaw  

   war bixintaada waxaad noogu soo hagaajin kartaa ciwankan

manapolio@hotmail.com

fariin muhiim ah

aqristayaal waxaan kaloon jecel nahy in aan idiin sheegno hadii talo lagu siinayo in aysan cid aanan adiga eheyn ogaan doonin webkana la saari doonan adigoo raali ka eheyn magacaaga iyo ciwaankaagaba

lamanayaal badan ayaan u sameynay la talin wanaagsan iyadoo qaarkood ku faaiideyn la talitaas aan siinay , hadaad kalood jeceshahay dhacdo kugu dhacday lagaa qoro lagana dhigo sheego taxane ah fadlan soo dhawaaw maqaalkaagane  ku soo gudbi,manapolio@hotmail.com

                             fadlan

                    hadaad qof si dhab ah aad u jeceshahay intaadan u sheegan ka hor aan kula taliyo  ,hadii lagu xumeeyey fadlan aan kula taliyo ,hadii qalad aadan laheyn laagaga tagay fadlan aan kula taliyo ,hadaad is jeceshihiin oo nigula dhaxjiro fadlan aan idinla taliyo ,hadaad is furten oo hadane is dooneysaan fadlan aan idinla taliyo,hadii waalidkaa qof aadan dooneynin ku siiyeen fadlan aan kula taliyo ,hadaadan jaceylka waxba ka fahansaneyn fadlan aan kula taliyo kuuna sheego dheeftiisa iyo qasaaradiisa, taladu waa lagama maarmaan